Dad badan oo ku dhintay Musiibo ka dhacay magaalada Rosas (Daawo Sawirada)

Dad badan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dhul go’ shalay oo axad ah ka dhacay magaalada Rosas oo ka tirsan gobolka Cauca ee dalka Colombia. Inta la xaqiijiyay dhulkan go’ay waxaa ku dhintay dad gaaraya 17-qof halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen, waxaana wali socda baadi goob loogu jiro dad nolol lagu la’ … Continue reading Dad badan oo ku dhintay Musiibo ka dhacay magaalada Rosas (Daawo Sawirada)